Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hilibcune

(-nayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cunayaashul waxay leeyihiin ilko fiiqfiiqan oo si fiican u jar jari kara hilibka. Tusaale: libaaxa.

Erayo la-mid ah

hilibJiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.hilib-ureHilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.hilibcinjirDhiig fariistay dhaawac awgiis.hilibdalqeHilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. l…hilible1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.hilibleeHilib ka ganacsasho.hilibsafanDildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.hilibtahanQof hilibka aad u cuno. ld hilibyahan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms