Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hilib-ure

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Hilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.

Erayo la-mid ah

hilibJiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.hilibcinjirDhiig fariistay dhaawac awgiis.hilibcune(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cuna…hilibdalqeHilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. l…hilible1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.hilibleeHilib ka ganacsasho.hilibsafanDildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.hilibtahanQof hilibka aad u cuno. ld hilibyahan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms