Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hilibdalqe

MagacLafdheeri

Macnaha

Hilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. ld hilibdalqo.

Erayo la-mid ah

hilibJiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.hilib-ureHilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.hilibcinjirDhiig fariistay dhaawac awgiis.hilibcune(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cuna…hilible1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.hilibleeHilib ka ganacsasho.hilibsafanDildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.hilibtahanQof hilibka aad u cuno. ld hilibyahan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms