Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heenso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.

Erayo la-mid ah

heen1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar…heenSubagga fuudka ama maraqa.heensarraarTiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mud…heensasaarAlaab fardaha lagu qurxiyo.heensashold heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.heensaysanFaras heense la saaray ahaansho.heenseInta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).heenseeFaras heense saarid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms