Qaamuuska Asalka
heense
(-sayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).
Erayo la-mid ah
heen1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar…heenSubagga fuudka ama maraqa.heensarraarTiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mud…heensasaarAlaab fardaha lagu qurxiyo.heensashold heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.heensaysanFaras heense la saaray ahaansho.heenseeFaras heense saarid.heenseysnaanld heenseysnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
