Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heensee

Falg2

Macnaha

Faras heense saarid.

Erayo la-mid ah

heen1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar…heenSubagga fuudka ama maraqa.heensarraarTiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mud…heensasaarAlaab fardaha lagu qurxiyo.heensashold heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.heensaysanFaras heense la saaray ahaansho.heenseInta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).heenseysnaanld heenseysnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms