Qaamuuska Asalka
heen
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
Erayo la-mid ah
heensarraarTiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mud…heensasaarAlaab fardaha lagu qurxiyo.heensashold heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.heensaysanFaras heense la saaray ahaansho.heenseInta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).heenseeFaras heense saarid.heenseysnaanld heenseysnaansho.heenseysnaansho/dh ld heenseyanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
