Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heensarraar

(-rro/ryo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.

Erayo la-mid ah

heen1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar…heenSubagga fuudka ama maraqa.heensasaarAlaab fardaha lagu qurxiyo.heensashold heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.heensaysanFaras heense la saaray ahaansho.heenseInta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).heenseeFaras heense saarid.heenseysnaanld heenseysnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms