Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heensasaar

MagacLafdheeri

Macnaha

Alaab fardaha lagu qurxiyo.

Erayo la-mid ah

heen1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar…heenSubagga fuudka ama maraqa.heensarraarTiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mud…heensashold heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.heensaysanFaras heense la saaray ahaansho.heenseInta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).heenseeFaras heense saarid.heenseysnaanld heenseysnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms