Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hawakac

MagacLafdheeri

Macnaha

Eeg: hiyikac¹

Sidoo kale eeg:hiyikac

Erayo la-mid ah

hawaanWax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.hawaarJiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.hawaar1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.hawaarSi barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).hawaaran1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.hawaariNeef geel ah hawaar u yeelid.hawaaridld hawaar¹ (2).hawaarnaanld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms