Qaamuuska Asalka
hawaari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Neef geel ah hawaar u yeelid.
Erayo la-mid ah
hawaanWax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.hawaarJiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.hawaar1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.hawaarSi barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).hawaaran1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.hawaaridld hawaar¹ (2).hawaarnaanld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.hawaarnaansho/dh ld hawaarnaan.

