Qaamuuska Asalka
hawaar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.
Erayo la-mid ah
hawaanWax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.hawaaran1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.hawaariNeef geel ah hawaar u yeelid.hawaaridld hawaar¹ (2).hawaarnaanld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.hawaarnaansho/dh ld hawaarnaan.hawaarsanWax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.hawaarsanaanld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho.

