Qaamuuska Asalka
hawaan
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.
Erayo la-mid ah
hawaar1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.hawaarSi barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).hawaarJiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.hawaaran1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.hawaariNeef geel ah hawaar u yeelid.hawaaridld hawaar¹ (2).hawaarnaanld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.hawaarnaansho/dh ld hawaarnaan.

