Qaamuuska Asalka
hawaarid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld hawaar¹ (2).
Erayo la-mid ah
hawaanWax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.hawaarJiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.hawaar1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.hawaarSi barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).hawaaran1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.hawaariNeef geel ah hawaar u yeelid.hawaarnaanld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.hawaarnaansho/dh ld hawaarnaan.

