Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hawaarnaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.

Erayo la-mid ah

hawaanWax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.hawaarJiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.hawaar1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.hawaarSi barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).hawaaran1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.hawaariNeef geel ah hawaar u yeelid.hawaaridld hawaar¹ (2).hawaarnaansho/dh ld hawaarnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms