Qaamuuska Asalka
hanjiido
(-daday, -datay)Falg3
Macnaha
Gocoso, qob gacan kaga saarasho.
Erayo la-mid ah
hanjabU h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.hanjabaadEreyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.hanjabidld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.hanjaleeliHanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).hanjaleelinld hanjialeelis.hanjaleeloMatag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada;…hanjeelDa'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).hanjeeliNafley da' yar ku dilid.

