Qaamuuska Asalka
hanjabaad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.
Erayo la-mid ah
hanjabU h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.hanjabidld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.hanjaleeliHanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).hanjaleelinld hanjialeelis.hanjaleeloMatag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada;…hanjeelDa'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).hanjeeliNafley da' yar ku dilid.hanjeelinld hanjeelis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
