Qaamuuska Asalka
hanjeel
(-eelay, -eeshay)Falg1
Macnaha
Da'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).
Erayo la-mid ah
hanjabU h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.hanjabaadEreyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.hanjabidld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.hanjaleeliHanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).hanjaleelinld hanjialeelis.hanjaleeloMatag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada;…hanjeeliNafley da' yar ku dilid.hanjeelinld hanjeelis.

