Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hanjaleeli

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).

Erayo la-mid ah

hanjabU h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.hanjabaadEreyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.hanjabidld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.hanjaleelinld hanjialeelis.hanjaleeloMatag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada;…hanjeelDa'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).hanjeeliNafley da' yar ku dilid.hanjeelinld hanjeelis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms