Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hanjaleelo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.

Erayo la-mid ah

hanjabU h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.hanjabaadEreyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.hanjabidld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.hanjaleeliHanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).hanjaleelinld hanjialeelis.hanjeelDa'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).hanjeeliNafley da' yar ku dilid.hanjeelinld hanjeelis.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms