Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hanjabid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.

Erayo la-mid ah

hanjabU h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.hanjabaadEreyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.hanjaleeliHanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).hanjaleelinld hanjialeelis.hanjaleeloMatag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada;…hanjeelDa'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).hanjeeliNafley da' yar ku dilid.hanjeelinld hanjeelis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms