Qaamuuska Asalka
giirnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld giirnaan.
Erayo la-mid ah
giirMidabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.giir1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor …giiranWax midab giir ah leh ahaansho.giirbaqMidab giir ah oo midabbo kale ku dhafanyihiin.giircadMidab madow oo caddaan badani ku dhafanyahay.giircasMidab guduudan oo caddaan yari ku dhafanyahay.giirgiirMidabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.giirgiirMidab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah o…

