Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

giirgiir

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaal.

Erayo la-mid ah

giirMidabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.giir1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor …giiranWax midab giir ah leh ahaansho.giirbaqMidab giir ah oo midabbo kale ku dhafanyihiin.giircadMidab madow oo caddaan badani ku dhafanyahay.giircasMidab guduudan oo caddaan yari ku dhafanyahay.giirgiiranWax la giirgiiray ahaansho.giirgiiridld giirgiiris.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms