Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

giirbaq

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab giir ah oo midabbo kale ku dhafanyihiin.

Erayo la-mid ah

giirMidabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.giir1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor …giiranWax midab giir ah leh ahaansho.giircadMidab madow oo caddaan badani ku dhafanyahay.giircasMidab guduudan oo caddaan yari ku dhafanyahay.giirgiirMidabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.giirgiirMidab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah o…giirgiiranWax la giirgiiray ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms