Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

giircad

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab madow oo caddaan badani ku dhafanyahay.

Erayo la-mid ah

giirMidabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.giir1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor …giiranWax midab giir ah leh ahaansho.giirbaqMidab giir ah oo midabbo kale ku dhafanyihiin.giircasMidab guduudan oo caddaan yari ku dhafanyahay.giirgiirMidabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.giirgiirMidab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah o…giirgiiranWax la giirgiiray ahaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms