Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

giircas

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab guduudan oo caddaan yari ku dhafanyahay.

Erayo la-mid ah

giirMidabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.giir1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor …giiranWax midab giir ah leh ahaansho.giirbaqMidab giir ah oo midabbo kale ku dhafanyihiin.giircadMidab madow oo caddaan badani ku dhafanyahay.giirgiirMidabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.giirgiirMidab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah o…giirgiiranWax la giirgiiray ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms