Qaamuuska Asalka
giir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
Erayo la-mid ah
giiranWax midab giir ah leh ahaansho.giirbaqMidab giir ah oo midabbo kale ku dhafanyihiin.giircadMidab madow oo caddaan badani ku dhafanyahay.giircasMidab guduudan oo caddaan yari ku dhafanyahay.giirgiirMidab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah o…giirgiirMidabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.giirgiiranWax la giirgiiray ahaansho.giirgiiridld giirgiiris.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
