Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gelinhoraad

MagacLafdheeri

Macnaha

Habeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.

Erayo la-mid ah

geliCid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.gelidld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelniin.gelin1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Calal.gelinld gelis¹.gelin-dambe1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Ma…gelin-dambeed1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacado…gelindhexeHabeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gel…gelinsiiCid wax ka dhaadhicin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms