Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gelin-dambeed

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadood oo habeenka ugu dambeeya. ld gelin-dambe.

Erayo la-mid ah

geliCid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.gelidld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelniin.gelin1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Calal.gelinld gelis¹.gelin-dambe1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Ma…gelindhexeHabeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gel…gelinhoraadHabeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.gelinsiiCid wax ka dhaadhicin.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms