Qaamuuska Asalka
geli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.
Erayo la-mid ah
gelidld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelniin.gelin1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Calal.gelinld gelis¹.gelin-dambe1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Maā¦gelin-dambeed1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadoā¦gelindhexeHabeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gelā¦gelinhoraadHabeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.gelinsiiCid wax ka dhaadhicin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
