Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gelin-dambe

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.

Erayo la-mid ah

geliCid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.gelidld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelniin.gelin1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Calal.gelinld gelis¹.gelin-dambeed1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacado…gelindhexeHabeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gel…gelinhoraadHabeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.gelinsiiCid wax ka dhaadhicin.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms