Qaamuuska Asalka
gelin
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Calal.
Erayo la-mid ah
geliCid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.gelidld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelniin.gelin-dambe1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Ma…gelin-dambeed1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacado…gelindhexeHabeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gel…gelinhoraadHabeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.gelinsiiCid wax ka dhaadhicin.gelinsiinld gelinsiis.

