Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gelindhexe

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Habeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gelindhexe.

Erayo la-mid ah

geliCid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.gelidld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelniin.gelin1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Calal.gelinld gelis¹.gelin-dambe1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Ma…gelin-dambeed1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacado…gelinhoraadHabeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.gelinsiiCid wax ka dhaadhicin.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms