Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaabsi

MagacLafdheeri

Macnaha

Galmo aan xalaal ahayn.

Erayo la-mid ah

gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbeeAayar socosho.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms