Qaamuuska Asalka
gaabbee
(-beeyay, -beysay)Falmg2
Macnaha
Aayar socosho.
Erayo la-mid ah
gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…gaabinld gaabis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
