Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaabi

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.

Erayo la-mid ah

gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabbeeAayar socosho.gaabinld gaabis.gaabis1. G. ah: socod yaraan. 2. ld gaabin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms