Qaamuuska Asalka
gaabbaguul
MagacLafdheeri
Macnaha
U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.
Erayo la-mid ah
gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabbeeAayar socosho.gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…gaabinld gaabis.gaabis1. G. ah: socod yaraan. 2. ld gaabin.

