Qaamuuska Asalka
gaaban
(-bnaa, -bnayd)Falmg4
Macnaha
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
Erayo la-mid ah
gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabbeeAayar socosho.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.gaabinld gaabis.gaabis1. G. ah: socod yaraan. 2. ld gaabin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
