Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaab

MagacLafdheeri

Macnaha

Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.

Erayo la-mid ah

gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabbeeAayar socosho.gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…gaabinld gaabis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms