Qaamuuska Asalka
gaabnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld gaabnaan.
Erayo la-mid ah
gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabbeeAayar socosho.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.

