Erayo la-mid ah
gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.gaabanoo kedis ah. ld geb¹.gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.gaabbaguulMeel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.gaabbaguulU habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.gaabbeeAayar socosho.gaabiQiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.gaabi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (…

