Qaamuuska Asalka
dhafoorshiid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Summad geel oo laba barood oo dab ah oo dhaforrada lagu dhigo.
Erayo la-mid ah
dhaf1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2…dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.dhafanWax la dhafay noqosho.dhafanWax la dhafay ahaansho.dhafan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwa…dhafandhaaf1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah is…dhafar1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabageli…dhafarHabeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka…

