Qaamuuska Asalka
dhafandhaaf
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin. 2. Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
Erayo la-mid ah
dhaf1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2…dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.dhafanWax la dhafay noqosho.dhafanWax la dhafay ahaansho.dhafan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwa…dhafar1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabageli…dhafarHabeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka…dhafarHabeen dhan soo jeedid (cid).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
