Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhaf

(-fay, -ftay)
Falg1

Macnaha

1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.

Erayo la-mid ah

dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.dhafanWax la dhafay noqosho.dhafanWax la dhafay ahaansho.dhafan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwa…dhafandhaaf1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah is…dhafar1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabageli…dhafarHabeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka…dhafarHabeen dhan soo jeedid (cid).
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms