Qaamuuska Asalka
dhafan
(-fmay, -fantay; -fmi)Falmg1
Macnaha
Wax la dhafay noqosho.
Erayo la-mid ah
dhaf1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2…dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.dhafan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwa…dhafandhaaf1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah is…dhafar1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabageli…dhafarHabeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka…dhafarHabeen dhan soo jeedid (cid).dhafarsan1. Wax dhafar hayo ahaansho (qof). 2. Wax dhafar lagu xiray …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
