Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhafar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.

Erayo la-mid ah

dhaf1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2…dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.dhafanWax la dhafay noqosho.dhafanWax la dhafay ahaansho.dhafan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwa…dhafandhaaf1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah is…dhafarsan1. Wax dhafar hayo ahaansho (qof). 2. Wax dhafar lagu xiray …dhafarsanaanld dhafarsanaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms