Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhafan-midab-ileys

(-syo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo; badan midab-ileys.

Erayo la-mid ah

dhaf1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2…dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.dhafanWax la dhafay noqosho.dhafanWax la dhafay ahaansho.dhafandhaaf1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah is…dhafar1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabageli…dhafarHabeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka…dhafarHabeen dhan soo jeedid (cid).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms