Qaamuuska Asalka
deeqtoon
(-oomay, -oontay; -oomi)Falmg1
Macnaha
Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn noqosho.
Erayo la-mid ah
deeq/dh Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.deeq1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale …deeqdaranQof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.deeqdarnaanld deeqdarnaansho, deeqdarno.deeqdarnaansho/dh ld deeqdarnaan.deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane ele…deeqlayNooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduud…deeqle1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.

