Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deeqdaran

(-rnaa, -rnayd)
Falmg4

Macnaha

Qof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.

Erayo la-mid ah

deeq/dh Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.deeq1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale …deeqdarnaanld deeqdarnaansho, deeqdarno.deeqdarnaansho/dh ld deeqdarnaan.deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane ele…deeqlayNooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduud…deeqle1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.deeqsiD. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms