Qaamuuska Asalka
deeqlay
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2).
Erayo la-mid ah
deeq/dh Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.deeq1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale …deeqdaranQof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.deeqdarnaanld deeqdarnaansho, deeqdarno.deeqdarnaansho/dh ld deeqdarnaan.deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane ele…deeqle1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.deeqsiD. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.

